Warbixin ku saabsan makatabada oo ku qoran Afka Soomaaliga
Halkan maktabada ku soo dhawoow inaad fariisato iyo ku akhrisato,wax ku barato, ka gal waxyaabaha lagu qabto iyo dhaqdhaqaaqyada dadka waaweyn iyo carruur ama aad iska timaado.
Halka maktabada intooda badan waxaa laga helaa shaashadaha ”datorer” iyo khadka xarig la`aanta kuwaasoo adiga aad isticmaali karto. Halka maktabado fara badan xitaa waxaad awoodaa inaad kasoo daabacato warqado, koobi aad ka sameysato iyo kusoo sawirato ”skanna” warqadaha qiimo aad u yar.
Meeshaan hoose adiga waxaad ka heleysaa jawaabta su`aalaha caadiga ah. Adiga mar walba waad weydiin kartaa shaqaalaha haddii adiga wax su`aalo ah kula soo gudboonaadaan.
Soo dhawoow!